Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Bangiga Dhaxe ee magaalada Gaalkacyo

Ciidamo Gadoodsan oo katirsan Maamulka Puntland ayaa maanta la wareegay Bangiga dhaxe ee magaalada Gaalkacyo, waxa ayna Ciidamada xireen Wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa xarunta Bangiga. Sida aan Wararka ku heleyno ciidamadan gadoodsan oo aad u hubeesnaa ayaa hakad galiyay shaqooyinkii kala duwanaa eeĀ  ka socday Bangiga, waxa ayna diideen in Bangiga laga … Continue reading Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Bangiga Dhaxe ee magaalada Gaalkacyo